War Deg Deg Ah:  Jawaari oo Sheegay in Madaxweyne Farmaajo ka codsaday in uu is casilo

Gudoomiyaha Mooshinku ka yaalo ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uuna ka hadlay arimo xasaasi ah. Jawaari ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ku guul dareestay waan waantii uu ka dhax waday labada garab ee Xildhibaanada, waxa uuna sheegay in maalintii sabtida uu shirka baajiyay … Continue reading War Deg Deg Ah:  Jawaari oo Sheegay in Madaxweyne Farmaajo ka codsaday in uu is casilo